Android
Damal Cash Book ku hay taleefankaaga
Soo deji app-ka Android oo ganacsigaaga meel kasta ka maamul — hal taabasho ayuu ku furmaa.
Soo deji Android (APK)Nooca 1.2 · 69 KB · Android 5 iyo ka dambe
- Wuxuu ka furmaa astaanta taleefanka, sida app kale
- Daabac rasiidyada, u dir WhatsApp, wac macaamiisha
- Isla akoonka iyo xogta website-ka
Sida loo rakibo
- Riix "Soo deji Android" oo sug inta uu soo degayo.
- Fur faylka DamalCashBook.apk (ogeysiiska ama galka Downloads).
- Haddii taleefanku weydiiyo, oggolow "Install unknown apps" browser-ka, kadibna riix Install.
- Fur Damal Cash Book oo ku gal iimaylkaaga iyo furahaaga.
iPhone: ku fur website-ka Safari, riix Share → "Add to Home Screen".